Erayga Biometric asal kiisa waa erey geriig ah (greece) oo macnahedu tahay bio oo macnahedu tahay noole (life) iyo sido kale metric oo macnahedu tahay cabir (measurement)hadiii liisku qabto waxaa leesku dhaha biometric oo ah cabirida noolaha
Biometric waa cabirida iyo falanqenta noolaha kasoo xisaabinayo sifooyinka gaarka ah ee qofka bini aadamka lee yahay habkas wax loo yaqaana biometric tusaale:- qof walba waxa uu lee yahay hide sida yaal biology ah taasa kenesa ina mar marka qarkood lagu qeexo .
Badana technology biometric yada waxaa loo adeeg sadaa aqoonsiga sida in mobilada faraha ama wijiga lagu xirto iyo kontorolka galitaanka meelaha
Muhiimada uguweyn ee biometric loo isticmaalo ayaa ah in qof kasta si sax ah loogu xaqiijin karo sifooyinka jireen ama dabecaded .
Biometric waa cabiraad biology ah ama astaamo jireed taaso loo isticmaalo in lagu aqoon sado shaqsiyadka jir ahaan (physical) ama dabecad ahan tusaale ahaan
- fingerprint (soo muujinta faraha).
- facial recognize (aqoonsiga wajiga).
- ratina scans (baarista bu'da isha)
Fingerprint
fingerprint waa loo qeybiya sedex qeybod oo kala ah
Retina Scans.


