waa maxay chat-GPT
chat-gpt waa machine software ama rebot kasoo caqli macmal ah loo sameeye ah kasoo abood u leh inoo ka jawaabo wax walbo oo macquul ah iyada daqiiqdo kooban hoosha kugu qabanayo .
wax yaabaha oo qabanayo waxaa ka mid ah
- inoo maqaalada (articles) kuu qoro.
- inoo cilmi baaris(research) kuu sameeyo.
- inoo xaisabaha (calculations )kaaga shaqeeyo sida excel, physics ,math.
- inoo codes ka kuu qoro .
shirkadee soo saaray software ka chat-gpt.
waxaa soo saaray shirkada weyn ee loo yaqan OPEN AI waxey ku taala xarunted ugu weyn united state (america ) city of san francisco.
chat-GPT waxaa laga laga soo gabiye generative pre-trained transformer (gpt)
Chat GPT waxaa iska leh oo ay horumarisay shirkadda AI ee cilmi baarista iyo geynta, OpenAI. Ururka ayaa xaruntiisu tahay San Francisco waxaana aasaasay qaar ka mid ah quburu caan ah - oo ay ku jiraan Elon Musk, Sam Altman, Peter Thiel, Saynisyahanka Sare ee OpenAI Ilya Sutskever, Jessica Livingston, iyo aasaasaha Linkedin Reid Hoffman.
